VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xidigtii haweenka - Lyrics

xidigtii haweenkiyo haldhaa qurux u dhalataa nin helaa dadka ugu horeeyoo halyaynimo ku faane hadafkaiyo u jeedada aniga oon hareer marin hablaha tii ugu wacnayd nimay u hoyotoo hagar li'i ku seexdoo hanqal taaginban ahee heerkaan maanta joogana amuunbaa ii horseedayo raga iga hor marisaye rabow hiiliya haween rabow rabow anigaa helee rabow il xun iiga hay amuun hormuudkii dumarkiyo geenyadii hablaha kacay anigaa hantoo geed hadhac le jiifo hamigaygu waa guur
Queue is empty
-- / --