Xubnaa hadal kaaga
Quuta badh baaba
Xanuun sanaaya
Adigu xiligaad ka
Dheer tahay X2
Xaalkayga adoon
Waraysan xogtayda
Adaan markiiba xabibti
Indhaha ka qaata X2
Xidhiidhka wadnaha
La leedahay dareen
Xaasnimo ka wayne
Naftaad ku xisaabsan
Tahay taydaad ku
Xisaabsan tahay
Quruxay naftaad taydaad
Ku xisaab santahay X2
Xiliga kala dheerideena
Xusuustaadaan lanoolahay
Adigu xiligaad ka dheer tahay
X2
Waxaad siisaa xanaano
Xadiga ugu badan jirkayga
Carabku kama xiiso maalin
Xarfaha magacaagan
Dhowrsan X2
Xidhiidhka wadnaha
La leedahay dareen
Xaasnimo ka wayne
Naftaad ku xisaabsan
Tahay taydaad ku
Xisaabsan tahay
Quruxay naftaad taydaad
Ku xisaab santahay X2