VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xiriirka dhaxdeena - Lyrics

Xiskaygiyo maanka Adaa ku xariiqan Adaa xubi doora Xasuusta ku deeqay 2× Adaa i xanaansha Xaqdhawrna isiiya Adigaa i xanaansha Xaqdhawrna isiiya Adaa xaladeeya Nolosha xarakeeya Adigaa xaladeeya Nolosha xarakeeya 2× Naftayda xis beera Suldaanaadaa xaq u yeeshay Seeraada xasilooni Suldaanow kashayda xorystay Kashayda xoraustay 2× Adaa ku xinaystay Nashaad xareeda jacaylka Adaa xuural caynta Xishoodka wax dheer Xishoodka Xishoodka wax dheer 2× Xidhiidhka dhexdeena Anaa xagal daaca Xabiibi u diida Intii xaasadkeena Xanteena ku naaxda Xagayga colaadsha 2× Xidhiidhka dhexdeena Anaa xagal daaca Xabiibi u diida Intii xaasadkeena Xanteena ku naaxda Xagayga colaadsha 2×
Queue is empty
-- / --