VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xiskaaga - Lyrics

xubnaha isku toosaniyo xaadiyo kubkiyo gacmaha xurmiyo sharaftaada badan xariir weeye caqligu haduu kuu xulay illaah xanaaq li,i iyo xishood garaad xeriyaa samaha naftaada hadu xukumo haday xididaha wadnahu xidhiidh kula leeyihiin dareenka xusuusta badan qurudxa xubnahaaga bilan qalbiga xoodaamiyoon wadnaha xan xantaynayee xabiibi kugu jantee xayaati kugu jeclahay dhamaan xaawalayda nool hadaad xidigtooda tahay jacaylka xaq baan u helay haduu xiso wayn i baday inaan xilo guur fikiro haduu ii yahay xalaal xumaan kaama mudanayee xiskaaga sidaa u sheeg inaan xuural cayn aduun xarago badan kaa dhigto xiskayga qaboojisaa quruxda xubnahaaga bilan qalbiga xoodaamiyo wadnaha xanxantaynaye xabiibi kugu jantoo xayaati kugu jeclahay
Queue is empty
-- / --