VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yusra - Lyrics

waxaa yu,ashadooda guurka yusraay ku hantiyay nasiibka labada yabyabee jacaylka u yeesha samirkiyo dulqaadka xasidka duminaaya yagleelka intood yur ka tidha kalgacalka ha yeelin sheekada namiimka yusraay haka bixin hashiiska yaqiintana ku hayso maanka yadlaad ka tahaye jacaylka naftaada ka saar yabaalka markaad la yugnayd jacaylka adoo yaaban oo kacdoonka sawtaan yeelaneen dhambaalka yusraay wada dhiganay wacadka yuhuuntiyo talada guurka ka saar tuhunkiyo yaabka ha yeelin sheekada namiimka yusraay haka bixin hashiiska yaqiintana ku hayso maanka yadlaad ka tahaye jacaylka naftaada ka saar yabaalka lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --