VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kumaa dhalay - Lyrics

Kumaa dhalay kuwiintan Dheer kumaa dhalay Kuwiintan dheer Dhib laguma dhalin waa Ladhowray dhaliil maleh Sida dheemankii qarni Gaanay ayadaa usidata Quruxdii haweenkay Qaaday qof walbana Ayaday dooni bulshada Dareentay boqortooyo Xaafadaan ayada usidata Gobolka banadir ayadaa Usidata Kumaa dhalay kuwiintan Dheer kumaa dhalay Kuwiintan dheer Xaafadiina gacal goor Maan imaani gurigiina Huuno goormaad isoo- Bari xamar wayne miyaa Xamar bile miyaa xamar Jajab miyaa xamar jadiid Miyaa Kumaa dhalay kuwiintan Dheeray kumaa dhalay Kuwiintan dheer Labadeena king iyo quen Mar manoqonaa nolol Gurigaani gini kumanaan Doolaraan dhiibi horaa Looyiri nimaad dhashay Kuma dhalin gobolkaad Ku dhalatay gef kutahay Ogow geesigii kudhalay Gacal galabtaan utagi Nafta adigaan kuuhibayni Hablaha kale ani waan Iloobi huuno ani waan Ku dhow dhowri kuwa Kale gas ani iyo adi Dhexda sooxiro igasoo Dhis sun gooni usii ani Dhuuni isii Xaafadaan ayadaa usid- Taa gobolka banaadir Ayadaa usidataa Kumaa dhalay kuwiintan Dheeray kumaa dhalay Kuwiintan dheer
Queue is empty
-- / --