VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shalay iyo maanta - Lyrics

Shalaybaad kudheeshay Shoorkii jacaylkee Hashalaynin maantee Shalay iyo maanta kuma Bogin sheekadaad wado Kama helin soo anigii Sharaf kuugu iri shuqul Xumadaan igadaa x2 Shoor iyo sheekaan ba Kaa lahaa shumicii jacayl Kaan ba kuushidee X2 Shaki igadhaaf shugri Ishumi shumicii jacayl Kaan ba nooshidee X2 Shalay iyo maanta kuma Bogin sheekadaad wado Kama helin soo anigii Sharaf kuugu iri shuqul Xumadana igadaa x2 Shirib iyo heesaan tumi Shugriyay shanta somalan Udiri shuhuudiyo shiikhaan Wici shankaroon shurudihii Caashaqaan mari x2 Shaki igadhaaf shugri Ishumi shumicii jacayl Kaan ba nooshidee X2 Shalay iyo maanta kuma Bogin sheekadaad wado Kama helin soo anigii Sharaf kuugu iri shuqul Xumadana igadaa x2 Shaki igadhaaf shugri Ishumi shumicii jacayl Kaan ba nooshidee X2
Queue is empty
-- / --