VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aaran - Lyrics

Iliilo roob helay adaa U guuree x2 Iftiinka noloshiisa way Kuu ahaatee x2 Ubax lamoodyay aaran Abaar iyo ubax lamodyay Agab la aanta adaa Uguuree x2 Imisaa adeeg loo aqoon Sanaayay x2 Ani asaagay uldheer ku Tuurtee ubax lamodyay Aaran abaar iyo agab la Aantaa adaa u guuree X2
Queue is empty
-- / --