VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axdi - Lyrics

Dunidoo dhan taan ka arkanaayaay Taan aawadeed U il darnaayeey Ma ogtahay markuu Uurku ku xasuusto Ma ogtahay in la ikaa agkeenaayo Heedhe inaabti abaayo Abaayey hunoo Kuu imiye waykane Ha ooyin Iimaanka deeqdana Ha ilmaynin Anba kula midbaan ahaye aamu Oogadiyo adhaxdii jidhkaygaay Adigiyo aqoontii naftaydaay Ma ogtahay adoo Ilo biyo le jooga Ma ogtahay dartaa Inaan u oomanahay Heedhe inabti abaayo Abaayey huunoo Ha iloobinoo umul ha qaadin Amba kuma ilaawine I aamin Axdi baa inoo xidhane aamu
Queue is empty
-- / --