VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhamays - Lyrics

Dhoofayoo
Dhulkoo dhan wareegee
Dhaayahhuna may arag
Mid kuu la dhigantaa
Dhagahuna may maqal
Welina may dhalan

Dhankastaa kaa eegoo
Dhaliil waad ka dhoorsatee
Ileen dhameesatee

Dhaymo luul inaa tahay
iyo dhayal magaal
Dhabankee ku talaaa
Dhabanda ay ku taalaaa

 

Dhunkashadaada
Dharag iigu filanee
Dhaxal anaa u helay 
Dhalayro ogaadaa
Rabi igu doceeya
Ubax kugu soo dhaweeyaan

Dhankastaa kaa eegoo
Dhaliil waad ka dhoorsatee
Ileen dhameesatee

Dhaymo luul inaa tahay
iyo dhayal magaal
Dhabankee ku talaaa
Dhabanda ay ku taalaaa

 

Isha waxaa la dhoowraa
Dhaqal eegaa


Dhowrsano iyo dhowraa
Caashaqaan dhiseeni
Caawaan dhameestireena

Dhankastaa kaa eegoo
Dhaliil waad ka dhoorsatee
Ileen dhameesatee

Dhaymo luul inaa tahay
iyo dhayal magaal
Dhabankee ku talaaa
Dhabanda ay ku taalaaa

Queue is empty
-- / --