Fardowsaay fiicnidada
Aniga ka faalin karayee
Fiiro maad ii lahaatide

Fikir mafiicnee faqri
Nimada fakar iyo waxan
Filahayn hayga fogaan
Waligaa

Anagoon kala fududan
Ayaan nalaga faa idin

Ma fiicnee far laysku
Fiiqaa fardowsaay
Walaalay adigaa
Feeedhay ku taal

Fikir mafiicnee faqri
Nimada fakar iyo waxan
Filahayn hayga fogaan
Waligaa

Anagoon kala fududan
Ayaan nalaga faa idin

Fardowsaay fiicnidada
Aniga ka faalin karayee
Fiiro maad ii lahaatide

Fikir mafiicnee faqri
Nimada fakar iyo waxan
Filahayn hayga fogaan
Waligaa

Anagoon kala fududan
Ayaan nalaga faa idin

Exit mobile version