Geediga hayaan kuba
Goor gaaban adigoo
Guri wayay laga baxay

Iyo ood aad gurataaba
Gabal kuna kuu dhacay
X2

Dhirtaba qaar aan la
Jarin iyo ogoow lama
Garaacaan go’i waaye
Inuu jiro x2

Mar hadaynu nahay
Gacal marna ahay
Gayaankaa x2

Gar ahaana caashaqu
guud kaaga igu xiray
Garashada xusuusoo
Isii gacan walalnimo
X2

Marti goorxun socotaba
Gurigaaga oo maran
Adigoon gasiin hayn
Iyo gaabanow ari geluna
Irmaaneyn x2

Dadkaba qaar aan la
Qadin iyo ogoow gibil
Ma daadsha ah loo
Gowracaa jira x2

Mar haddaynu nahay
Gacal marna ahay
Gayaankaa x2

Gar ahaana caashaqu
Guud kaaga igu xiray
Garashada xusuusoo
Isii gacan walalnimo
X2

Geediga hayaan kuba
Goor gaaban adigoo
Guri wayay laga baxay

Iyo ood aad gurataaba
Gabal kuna kuu dhacay
X2

Dhirtaba qaar aan la
Jarin iyo ogoow lama
Garaacaan go’i waaye
Inuu jiro x2

Mar hadaynu nahay
Gacal marna ahay
Gayaankaa x2

Gar ahaana caashaqu
guud kaaga igu xiray
Garashada xusuusoo
Isii gacan walalnimo
X2

Exit mobile version