Hanaankaa ilaah ku siiyay
Hobsami socdkaa lahaa
Hobqaadkaaga woo idilay
Hamuun waan kuu qabaa
Qalbiga waan kugu hayaaa
Hedaydu waxay ku raacday
Habeen qayr lagu ducaystay
Inkastoon weli hibasho helin
Amaa saqdii dhaxe hurdada
Dartaa oo la seexan waaye
Hortayda markaad timaadee
Inaad ila hadal tiraahdoo
Haasawaha eeb??
Habeenkii ++??
Halkii haybataa bogsata