VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Roda - Lyrics

Sida dhool arooryo Dadku dhawrayee badi Saqdii dhaxe intuu miray Iga dhigay dhulkiiyo Markii aan ku dheego Dhaayaha ku saaraa Jacayl igu dhamaadaa Dhunigiina diidoo Dartabaan udhuubtee Ila dheelmay caashaqa Aniguna roodaay Waxaan dhowrayaa Inaan reer dhisnoo Ubad ii dhashee Haleey halaloo haleey Sida laygu kaa dhigay Ama aad iigu dheertahay Nafkaloo dhigaaga Danteena uma furin Adoon talada dhinac marin Nafta dhiira galiyoo Ka ilaali dhaawaca Dhadhabaa habeenkii Kaa dayaa dhankaygo Dhugashadaa ku daale
Queue is empty
-- / --