Rag waakii runsheega
Naag raaliyahaa roone
Rasmi lee ahow ad ruun
Kiin agjoog x

Kuusoo rujuucay raaliyan
Ahay rooney hadaan
Dhintay waa kuraacay
Runtay waaye x2

Rajadaada waan rum-
Eehaa rooney ani kii
Idilaay walahi waa
Raaraa x2

Roob iida'aayo raxmad
Eebe kusiiyee riixaan
Janaad eheed oon ku
Riyaaqay x2

Labadii run isku shegto
Oo israbaane rafaad
Caashaq soo maraa
Raaxo arkaaya x2

Rajadaada waan rum-
Eehaa rooney hadalkii
Idilaay walahi waa
Raaraa x2

Rag waakii runsheega
Naag raaliyahaa roone
Rasmi lee ahow ad ruun
Kiin agjoog x

Kuusoo rujuucay raaliyan
Ahay rooney hadaan
Dhintay waa kuraacay
Runtay waaye x2

Rajadaada waan rum-
Eehaa rooney ani kii
Idilaay walahi waa
Raaraa x2

Exit mobile version