VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ugub - Lyrics

Ugub maaha laba Isu oomanaayoo Wakhti kala irdheeyee X2 Ehel caashaqoo waxan Nahay in badan aayaha Sidee x2 Ogobay kalgacal axdi Dhowristiisa maanteeda Lihi sow ujeedadeenii Kumay naan aflixin ubad Kheer qabiyo nolol ayatiin Wacan ilaahow nasii Aamiin allahayow aamiin X2 Aadan iyo xaawaa ololaha Kalgacal ileen soo unkee X2 Aadmiga kalana amba Qaad yayoo abtirsiinyo Noqoy x2 Ogobay kalgacal axdi Dhowristiisa maanteeda Lihi sow ujeedadeenii Kumay naan aflixin ubad Kheer qabiyo nolol ayatiin Wacan ilaahow nasii Aamiin allahayow aamiin X2 Ugub maaha laba Isu oomanaayoo Wakhti kala irdheeyee X2 Ehel caashaqoo waxan Nahay in badan aayaha Sidee x2 Ogobay kalgacal axdi Dhowristiisa maanteeda Lihi sow ujeedadeenii Kumay naan aflixin ubad Kheer qabiyo nolol ayatiin Wacan ilaahow nasii Aamiin allahayow aamiin X2
Queue is empty
-- / --