VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tacadi - Lyrics

Midaan seetaysanee Caqligii sooyaan lahaa La gooyay salkiisa iyo Sidii dhaxari giig ahaa Midaan seetaysanee Caqligii sooyaan lahaa La gooyay salkiisa iyo Sidii dhaxari giig ahaa Suntiyo boobteeda ee Suntiyo boobteeda ee Suntiyo boobteeda ee Suntiyo boobteeda ee Sawir qaada iyoo Saxafi madax banaan Sawir qaada iyoo Saxafi madax banaan Samafalayaasha iyoo Sameeyaa laxan macaan Abwaan suugaanta qoraya Sawir qaada iyoo Saxafi madax banaan Sawir qaada iyoo Saxafi madax banaan Samafalayaasha iyoo Sameeyaa laxan macaan Abwaan suugaanta qoraya Tacadibaa tacadibaa Lagu sameeyaa Tacadibaa tacadibaa Lagu sameeyaa Intaba seeftaa Intaba seeftaa Intaba seeftaa dul taal Tacadibaa tacadibaa Lagu sameeyaa Tacadibaa tacadibaa Lagu sameeyaa Intaba seeftaa Intaba seeftaa Intaba seeftaa dul taal Sal fudud sal fudud Waayaha ma ogid Siduu xaalkuba yahee Sal fudud sal fudud Waayaha ma ogid Siduu xaalkuba yahee Aargoosiga kaa dhacdaa Salaan guula kula jaqaa Aargoosiga kaa dhacdaa Salaan guula kula jaqaa Aargoosiga kaa dhacdaa Salaan guula kula jaqaa Aargoosiga kaa dhacdaa Salaan guula kula jaqaa Naftaydaay naftaydaay Samir sadex bilood Naftaydaay naftaydaay Samir sadex bilood 30 sano 30 sano Kaaga daran ee Naftaydaay naftaydaay Samir sadex bilood Naftaydaay naftaydaay Samir sadex bilood 30 sano 30 sano Kaaga daran ee Waa sidaa sidaan ku yidhee Waa sidaa sidaan ku yidhee Waa sidaa sidaan ku yidhee Samir sida samir sida Kula gudboon Waa sidaa sidaan ku yidhee Waa sidaa sidaan ku yidhee Waa sidaa sidaan ku yidhee Samir sida samir sida Kula gudboon
Queue is empty
-- / --