VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waad igu ubanaantahay - Lyrics

Dhaxnaanshii naftaydoow Dharaartaan is baranaa Baryo ka dib kalgacalkiyo Nolol wada bilawnaa Dhaxnaanshii naftaydoow Dharaartaan is baranaa Baryo ka dib kalgacalkiyo Nolol wada bilawnaa Beylaha nuuc kastoo tahay Rabi iga kaa badbaadshoo Adigaa rag badhadheeyay Adigaa rag badhadheeyay Beylaha nuuc kastoo tahay Rabi iga kaa badbaadshoo Adigaa rag badhadheeyay Adigaa rag badhadheeyay Han kalsooni buuxdiyo Balan qaad ku siiyee Ilaw maxamed sanadiyo Hadaad bilo maqnaataba Hadaad baqayr buurta galiyee Han kalsooni buuxdiyo Balan qaad ku siiyee Ilaw maxamed sanadiyo Hadaad bilo maqnaataba Hadaad baqayr buurta galiyee Kaa dheeri maayoo Markaad dheerayd samadan Kugu baaqay maantee Ii kaalay beerkiyoo Boga aan ku saaroo Boqol geel ku dheehdee Waad igu banaan tahayee Waad igu banaan tahay Waad igu banaan tahayee Waad igu banaan tahay Kaa dheeri maayoo Markaad dheerayd samadan Kugu baaqay maantee Ii kaalay beerkiyoo Boga aan ku saaroo Boqol geel ku dheehdee Waad igu banaan tahayee Waad igu banaan tahay Waad igu banaan tahayee Waad igu banaan tahay Anigaba bogsiiyaay Barqadaynuu kulanay Boholyowga caashaqu Inaan wada baneeyaan Anigaba bogsiiyaay Barqadaynuu kulanay Boholyowga caashaqu Inaan wada baneeyaan Ninkay raas barwaaqiyo Baray sharafi taalo Adigaa u mudan bilays qaali Adigaa u mudan bilays Ninkay raas barwaaqiyo Baray sharafi taalo Adigaa u mudan bilays qaali Adigaa u mudan bilays Aan bareerahaygiyo Kuu bandhigo xogtaydee Hadaan baajin karo aboo Fartuun kaa banayn karo Baashaadaan marin lahaa Aan bareerahaygiyo Kuu bandhigo xogtaydee Hadaan baajin karo aboo Fartuun kaa banayn karo Baashaadaan marin lahaa Barinkaad ku dhalatoo Baladweynaan gacalooy Barqadiisa jecelee Ii kaalay badankiyoo Baabacada i saaroo Igu qabo wadnaha bidix Waad igu banaan tahayee Waad igu banaan tahay Waad igu banaan tahayee Waad igu banaan tahay Barinkaad ku dhalatoo Baladweynaan gacalooy Barqadiisa jecelee Ii kaalay badankiyoo Baabacada i saaroo Igu qabo wadnaha bidix Waad igu banaan tahayee Waad igu banaan tahay Waad igu banaan tahayee Waad igu banaan tahay Waad igu banaan tahayee Waad igu banaan tahay Waad igu banaan tahayee Waad igu banaan tahayee
Queue is empty
-- / --