yartan dhiibsan dheh
dhexaad dhisanaa
yohogna dheeraa
way dhuxa simanaa
oo dheeli tiranaa

dabciga dhigana
dhowrsoo nin lahaa
dhaqanaka gobsana
dhamaystiranaa
bal cawl dhisanaa

dheeman u akaa
oo dhaydaa ka cadaa
dhabana godlanaa
dhexdana u yaraa
dhalaad wacanaa
dheeh qurxoona

yartan dhaladkii
caduuyu dhilanaa
dhudhuma weynaa
dhawaaq toogana
sankaa dheeraa

dhigadka wacanaa
dhabtii hufanaa
xarago dhugasho leh
dhaqaaq qiilanaa
ax ii yar dhawaa
oo ii yar dhawaa

Exit mobile version