VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Diihaal jacayl - Lyrics

dunidan sideedaba caashaqbaa durdurayoo diihaal jacayl anigaa la darisee intuu shalay ku daray ana saaka ima dagin daandaansi dheeriyo dabin sow imuu dhigin dumar taan ka doortaay dooqii naftaydaay kuma dayn karaayee ila garo danteenoo daadihi jacaylkaa duhuriyo habeenkii dantaydii seegoo daydaygaaga awgii dadku ma ila yaabeen da'deed uga fil roon ma daneeyo ruux kale dayax shan iyo tobanaay kaalayoo i daawee
Queue is empty
-- / --