VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dugsiiya - Lyrics

hobeeya hobeeya hobeey fariintaad soo dirtaan qalbiga dawo uga dhigaa hadalka kii dabacsanbaan wadnaha ku dabiibayaa adaan dumar kaa xushee miyaan dadba kula simaa daruur curatay miyaan marnaba kaa sii durkaa hadii dookhiyo kalgacal dunida loo wada tartamo jacaylkuna dawlad yahay adaan ku dooran lahaa hobeeya hobeeya hobeey daymada aragaagabay indhahaygu ku doogsadaan dareenka ku raacaybaan dugsiiya khadraay u tahay wadnaha dalanbaabiga ah miduu ku dagaad tahee daryeel badaneey miyaan cidnaba kugu doorsadaa
Queue is empty
-- / --