VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Labo labo - Lyrics

jacaylkan igu laxaadmay la'aantaa la nuuxsan waaye haduu laylana qabriga dhigay miyaan ladaydaa la'aantaa laxawgan igu siyaaday ayaan ladaneey la tiicay lilaahi waan la liitaa miyaan ladayaa la'aantaa la jeceleey inaad tahay lilaah anaa laylkan qiraayoo waxaad tahay naf loo hilooboo dhabtii nolol lala wadaagoo noolaha arladan nool adaan kaa naawilaaye labo labaa loo nolaadaa qalanjooy lamaane ii noqo xabiibi soo rogaal celi miyaan ladayaa la'aantaa laantii caashaqa aan beernay ayaan wali kuu lulaayaa usoo laabo xayaatii miyaan ladayaa la'aantaa
Queue is empty
-- / --