Heesta Xaaladaha - Lyrics
jaclkaynu meernay jamashadauyo
dareen weyi jawiga umacaan
weeyi janadii ifkiyo weeyi
jid fardawsa gala weeyi
jawharada aan la helin weeyaan
jumlad caashaq weeyaan hadii
jiliin mooday oon jaanis
ku waayaya wakhti ijebeeyay
xubiguyo jaclkeenii maan
maan jarin xaqiiq diyo waxa
waxa jaam ka iga yeelay oon
kaga jeesay xaalad ijex jeexay
quruxdiyo jacalkaaga mayee
jogaa subax weeyi jeegaa
udagoo weeyi jaleecada
uroon weeyi janadii adi
waaye janadaydu adi weeyi