VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dihaal - Lyrics

Diiftiyo Xanuunkiyo Dibindaabyo Iyo Hawl Dhalan Dhoolka Waayaha Daalkiyo Dhibaatada Diihaalka Caashaqa....2X Anigoo Dareen Qabin Dusha Iga Wareemayoo Iga Lumiyay Dawgee.....2X Waxaan Doonayaa Dagmadaadku Nooshoo Waxaan Deydayaa Daggankaad U Guurtayoo....2X Waan Ku Daba Socdaa Wali......2X ((BOGGA LABAAD)) Doogtii Kalgalkiyo Dakharkii Fogaadaa Damqashada Abuurayoo Dalanbaabi Baan Ahay Daalaa Dhacaysee....2X Adigaan Dabiibiyo Dawo Kaa Filaayoo Iga Lumiyay Dowgee.....2X Waxaan Doonayaa Dagmadaadku Nooshoo Waxaan Deydayaa Daggalkaad U Guurtayoo...2X Waan Ku Daba Socdaa Wali....2X)) Lyric by Dayran Omar
Queue is empty
-- / --