VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Asal raac Lyrics

markaad aad aroosiyo
ifka nolosha raaxiyo
awlaad qurxoono
ku aqraantay diintiyo
ukanayso reer wacan

waxa loo asteeya
asal raaca hooyo
halkay ay ku ababtiyo
ehelkay ka timid baa
meel lagu ogaada

adna sow ilawaaday
alle mahadi weeye
midu eebe ii qoray
ana aan ilaashaday
macan adiga may noqon

nin ragii ma oodeen
tisna awr ma saareen
kalgacayl ma eegayn
hadaan oori dhaqanii
ku arsaaqin weynuhu

adna saw ayaankay
maalintan ilwaaday
udubkiisa taagnay
la ii furay albaabada
eebe iima roonayn


Lyrics by: xareed
loading..
-- / --