VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Atariisho adaa ani ii ah - Lyrics

agtaada naftii ku agjoogta nasiyaaya adiga ku eegaysa ilaw ma kartee il waad kaaga atariisho adaa aniga ii ah anigaba dunidan ma abaarin uurkayga qof kaa eray toosan aduunka qof kaa arin fiican atoore adaa aniga ii ah iridaha farxada adigaa furay asalkaba macaan adigaa huray arwaax jacal ibartaad tehee indhahaba adaa aniga iifuray adkayso naftani garan mayso inyar hadii aadka dheeraato afkaa magacaaga ku qar waaya oraah kale aan xisayn waligii aniguba aawadaa ma dul qaato ma aamuo hadaanan ku arkayn hal has adaa niyada u ahoo naftaydu aday ku aamin santee
Queue is empty
-- / --