agtaada naftii ku agjoogta nasiyaaya adiga ku eegaysa
ilaw ma kartee il waad kaaga atariisho adaa aniga ii ah
anigaba dunidan ma abaarin uurkayga qof kaa eray toosan
aduunka qof kaa arin fiican atoore adaa aniga ii ah
iridaha farxada adigaa furay asalkaba macaan adigaa huray
arwaax jacal ibartaad tehee indhahaba adaa aniga iifuray
adkayso naftani garan mayso inyar hadii aadka dheeraato
afkaa magacaaga ku qar waaya oraah kale aan xisayn waligii
aniguba aawadaa ma dul qaato ma aamuo hadaanan ku arkayn
hal has adaa niyada u ahoo naftaydu aday ku aamin santee

Exit mobile version