VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calaf waa halkiisee - Lyrics

ilayn caashaq cududiyo kaa galay calooshaa hadaan ciirsi loo helin cidi kaa dabiibayn hadaad duni cawaysana marbaad calaw waraabtaa ood ciid mudataa calaf waa hakiisee waxse ila cajaa'iba anoo caada marayoo cadceedsaday jacaylkii ilayn caashaq halisiyo cawo iyo dharaaruu ninba caymadkuu yiil waayuhuu ku caasiyay adoo cago gobyoodoo camar yarida aadmiga codku uu ku dhibayay farxad kugu ciyaaraan
Queue is empty
-- / --