VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalkeenu - Lyrics

dadyahaw soomaaliyeed d hadaad dawladnimo rabtaan inaad ku dabaal dagtaan oo aad isk duubnidii dalkeenu lahaan jiray iyo doonaysaan kala dambayn danteena si aan u gaadhno daryeela agoonta oo dabiiba kuwii ildaran oo difaaca calankiyo dalkaba dadyahoow soomaaliyeed waxaa isku keen diroo dib noo dhigay waa dagaal qabiiliyo lagu dabaqay dulmiga kii ugu darnaa dawaa la rabaa midnimo danteena si aan u gaadhno daryeela agoonta oo dabiiba kuwii ildaran oo difaaca calankiyo dalkaba
Queue is empty
-- / --