hablheena sharafta leh
tii aan ka helayee
hoy ila yagleeshaay
hana ii xambaartaay
hanaan laafyo wacaniyo
sharaf lagu hagoogaay
ana horumarkaygaay
hooyo qaaliyaa tahay
halbawlahayga dhiigiyo
halistaad ku taalaa
nafta kuuu hiibeeyee
bartan hodan ku nooloow
aakhiro janada hurud

waa hio nasiibkuye
laba la isla helayoo
hagarli,i is jeceloo
isu hiiliyaan nahay
haybad qurux wanaageey
hoygii barwaaqada
hiiraan ku dhalataay
haween boqoradooday
halbawlahayga dhiigiyo
halistaad ku taala
naftan kuu hibeeyee
bartan hodan ku nooloow
aakhiro janada hurud

Exit mobile version