VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jugta - Lyrics

jacaylkaad i galisaa aawadaa jamaadeey jiidanaya maanko jidiinkuna daraada jalka qaadan waayoo hurda jiibsan waaye allaw yaa jacaylkiyo jugta aan ka raystee jaahaaga oo idil soo jiita maantoo sida joharadii jeebka iigu kaa rida naftu way ku jamatoo dumarkaba jamaadeey adaan ka jeclade waagii la joogaba jaliil waxaan ka doonaa jees inanu noqone
Queue is empty
-- / --