VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kadeed caashaq - Lyrics

Armaa kaligaa jacalkiyo Kadeed ku gilshaa xubiga Armaa nafsi keedsataayoo hadow koobeesataa Armaa anna mid ikaafisiyo Queen-tii dumar helaa Armuu adiguna kuleeka Kashka iyo laabta kaa dagaa Adoon iga kabsan jacayllka Misana hadal igu kareenin Karaamo adoo ka tagay Armaa kambaruursataa Armaa adoo kalsooniyo Jacayl iga keesan karin Armuu aidguna kolkaada Kalgacal kula daadagaaa Armaa kulamdii horiyo Xasuus kugu soo kacdaa Adoon kurbo seexan waayay Armaad kaftinkii tawdaaa Adoon iga kabsan jacayllka Misana hadal igu kareenin Karaamo adoo ka tagay Armaa kambaruursataa
Queue is empty
-- / --