Armaa kaligaa jacalkiyo
Kadeed ku gilshaa xubiga
Armaa nafsi keedsataayoo
hadow koobeesataa

Armaa anna mid ikaafisiyo
Queen-tii dumar helaa
Armuu adiguna kuleeka
Kashka iyo laabta kaa dagaa

Adoon iga kabsan jacayllka
Misana hadal igu kareenin
Karaamo adoo ka tagay
Armaa kambaruursataa

Armaa adoo kalsooniyo
Jacayl iga keesan karin
Armuu aidguna kolkaada
Kalgacal kula daadagaaa

Armaa kulamdii horiyo
Xasuus kugu soo kacdaa
Adoon kurbo seexan waayay
Armaad kaftinkii tawdaaa

Adoon iga kabsan jacayllka
Misana hadal igu kareenin
Karaamo adoo ka tagay
Armaa kambaruursataa

Exit mobile version