VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Taan ujiir goayee cover - Lyrics

bahayo heedhada jaree ilaahba hayo heedada jare waan hooge hadii an tali isgaadhay kaan u jeer go'ayoo waa jacaylkaage alaa jano caawada ma jiifsadayee anba waan u haybinayee hibo anba waan ku haybinayo haasawaha wayna wada hayne heeshiine maxa ina kala xiga e kaan u jeer go'ayoo waa jacaylkaage alaa jano caawada ma jiifsadayee inan ku hanweyn na waa la huba haybo ula jeedada hadale kaan u jeer go'ayoo waa jacaylkaage alaa jano caawada ma jiifsadayee kala qalan ilbiyo hadalo haasawaha wayna wada heyne heeshine maxaa inakal helaye kaan u jeer go'ayoo waa jacaylkaage alaa jano caawada ma jiifsadayee baaliyee ku weheshadaye wadada bariyee ku wahashedaye warkiyo ha iga goyn waraaqaha e dhagaxii burbura dhismaha ma galee dhaarkana kimadha dhalana ma lehe dheehe mayga daatay dhabanada ee kaan u jeer go'ayoo waa jacaylkaage alaa jano caawada ma jiifsadayee
Queue is empty
-- / --