VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alla dheerida offcial - Lyrics

jacal waa dhinbiiloo waa dhamac la shidayoo ku dhalaalinayaayoo dhibyaraantuu igu helay ma dhan dhamin oontoo adaa dhayaaya nabarada dhaqtaradu ka quusteen alla dheeriyaayee dhulkan maad ku noolayd ma dhadhaabo culusbaa inaka dhexyaaloo so dhaafi aadahay sida dhool guyoo da ay ama dheeman lacageed ayaad ii dhalaashaa qof sidaadan loodhigay dhabar laguma qaadin qalbigaad ku dhigantee miyaan kaa dhargayaa aloow yaanad hortay iman
Queue is empty
-- / --