jacal waa dhinbiiloo
waa dhamac la shidayoo
ku dhalaalinayaayoo
dhibyaraantuu igu helay
ma dhan dhamin oontoo
adaa dhayaaya nabarada
dhaqtaradu ka quusteen
alla dheeriyaayee dhulkan
maad ku noolayd
ma dhadhaabo culusbaa
inaka dhexyaaloo so dhaafi aadahay
sida dhool guyoo da ay
ama dheeman lacageed
ayaad ii dhalaashaa
qof sidaadan loodhigay
dhabar laguma qaadin
qalbigaad ku dhigantee
miyaan kaa dhargayaa
aloow yaanad hortay iman

Exit mobile version