teerisi waa gooni mari
cishqi keenaya
badi waa nakinari
siringee loo marinaya

kagalay huradadu
way xuntahee
ohey maxaa i sheexshay
bal inaan habaar qabo
hodan i waydaarshey

teerisi waa gooni mari
cishqi keenaya
badi waa nakinari
siringee loo marinaya

haday ili uun wax qabanayso
admi ku qancaaayo
ama qurux la daaawado
in uu lagu qaboobayo
aniguba khadraan soo arkiyo
qaaradii hodanii
inan eebahay ini qatalin
qariya laabtiina

Exit mobile version