Murugada jacaylkee
Jeelan u yeedaaa
Jaleecada imahutoo
maanta ila joogtee
Jigaarkayda mooyee
anna uma jawaabinee
Nafta bay jujuubtoo
Kolba jaah Igaysaa
Juuqnaba anoon oran
Qalbigaa ujiitamaaa
Halkay joogta bilanoo
Waxaa aan la jaar ahay
Dareen aa la jari karin

daa,uusku jeesjees
wuxuu laba jibaaraa
markuu helo jiitee
ana jamashadaydii
waxaan laii jilaabaa
sida jaawo geeloo
awr dacara jiidee
hawd loo jiheeyee
Juuqnaba anoon oran
Qalbigaa ujiitamaaa
Halkay joogta bilanoo
Waxaa aan la jaar ahay
Dareen aa la jari karin

Exit mobile version