VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi maqan - Lyrics

roob soo hilaaciyo xareedoo dhex jiiftaa dhiiga xididka qaadiyo dhaqdhaqaaqa wadnaha tii laygu dheehaay dhulku igu fogaayoo muuqaagu dheeraa jacaylkuna dhib badanaa hadaan dhaayuhu ku qabanyn dhaawaaqaaga macaan nafta aan ku dheefshee teleefoon soo dhiciyo dhambaalada hayga jarin markaad dhoof u duushaa ana kala dhantaalmoo la,aantaa dab iyo dhamac uga dhigan dhankaygee dhamaysaye hanaankiyo xubnahaagan kala dhigan dhab markaan xasuustaa hurdo kala dhaqaaqnaa hadaan dhaayuhu ku qabanyn dhaawaaqaaga macaan nafta aan ku dheefshee teleefoon soo dhiciyo dhambaalada hayga jarin
Queue is empty
-- / --