raaxo lagu nagaadiyo
rasmi maleh aduunyadu
aadmigu ku reeyoo
oo lagu riyaaqe
rafaad weeye caashaqa
rafiiq aan lahaynoo
raajiya samaha badi
rooone waa allee
kaa raystayoo miyu
kugu reebay lahashee
qalbigaagu yuu rabin
ruux kaa go,dee

raja hayga qabinoo
rogan hayga filaninee
rasmi kumaan ahaynee
hana igu riyoonine
ruadiyo halbawlahiyo
kaa reebay maankee
haku ridin xusuusee
rooone waa allee
kaa raystayoo miyu
kugu reebay lahashee
qalbigaagu yuu rabin
ruux kaa go,dee

Exit mobile version