salaloo waan seexan waayee
saq dhexaan sawdkaa maqlaa
simantii soomaaliyeed
sacdiyaay sadrigaad ku taal
saaliyeey soo soco eey
sadrigaa adiga taal
simantii soomaaliyeed
saaliyaay sadrigaad ku taal
silcayoo waan ku saxriiree
suubaneey samirkaa i sii
suuradii saatirkaa ku siiyaa
saaliyeey aan ku sahwiyaa
saaliyeey soo soco hee
sadriga adiga taal
suuradii saatir ku siiiyaa
saaliyeey aan ku sahwiyaa

Exit mobile version