hbsadoo adigaan ku heloon ku hantoo
ku hayaa haniyeey
ha halayn axdigeen ee himilo aan
ku hayaa hamigee

hibooy kal gacayl adigaa huriyoo
haasaawiyayoo u horseeday huqdee
haatan waan hinqadee ha igu dhaafin
intaad hadafkii ka baxdoo nafta hiil la ag joog

hurdi waayay habeen hadhsan waayay dharaar
halisbaan ku jiraa ee ahaw himila aan
ku hayaa wadnahee

Exit mobile version