VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Dhoof Lyrics

ilinta dhabankayga hoortay
intay dhabta hoose gaadhay
dhab iyo dhaxal loma helin
dhibcaha maradayda qoysay
hadaan tilifoonka dhankaaga
kasoo dhaca aan sugaayey
waar dhamaan dadka oo hurda
anigu kaligay dhafraayay
dhediga lama dhibeedhunkaba
dhibtiyo dheeliga ka jira
dhalaan weeyee udhiga
cishqiga dhadhamada kujiro

sidaad dunidaba dhexjoogin
maxaan rajo dhigay dhankaago
hadana qalbigayga dhoohan
dharaaro suguban lahaa
hadaad dhul shisheeye udhoftay
indhaha aragooga ka dheratay
jaceyl dhaba bay udhooftoo
dhiiriyo dhakafaar ibaday
dhediga lama dhibee dhunkada
dhibtiyo dhaawaca ka jiraa
dhalaan weeyee udhigaa
cishqiga dhadhamadu kujiro udhigaa


Lyrics by: anwar
loading..
-- / --