Heesta Gobanimo - Lyrics
Gobonimadu waa deeq
Waa dalad ilaahay
Qofkuu doono siiyo
Dadka lagu aqoonsado
Gobonimadu waa deeq
Waa dalad ilaahay
Qofkuu doono siiyo
Dadka lagu aqoonsado
Adigoo gashaantiya
Hadii wiil jacayliyo
Kaftan badan wadaagtaan
Adigoo gashaantiya
Hadii wiil jacayliyo