VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hilaac - Lyrics

Oheey oheey hadaladaydii Oheey oheey hadaladaydii Hamigaan la toosaa Naftu way hiiqsanaysiyo Hilaacii ma beenbaa Hilaacii ma beenbaa 2× Ma hungooday sheekadii Aan hooyo gacaliyo Ehelkay u hiiqoo Dhibtaan iilka bidayaa Hawaartii lumiyoon Hog dawaco ugu dhacay 2× Himiladaydii lumisee Isu kay hagoogtee Nafsi kugu haboonaa Hadmuu hoyga kuu gali Ana libinta helayaa 2× Oheey oheey u heelanaayaa Oheey oheey u heelanaayaa Haasaawe uguboo Hiigaygu rabay iyo Humaagii ma beenbaa Humaagii ma beenbaa 2× Hawa beena weeyo Hali iyo macaaneey Aan booska jirnbaa Hubaal halis ahaato Iska hubi anoon odhan Hadal uu ugu dhacay 2× Himiladaydii lumisee Isu kay hagoogtee Nafsi kugu haboonaa Hadmuu hoyga kuu gali Ana libinta helayaa 2×
Queue is empty
-- / --