anigoo ridi waruu
riyo gooya kula wadaa
ruugaya dibintee
qosol aanay raagayn
kaa raadin maaye
ma ragaadan karo been

cidma raali galiye
waxaan la reema
raygayga gaarko
rabibaa i uunte
noqon maayo laba ruux
anigoo runaan ahay

anoo caahshaq raago
rubad iyo intuu dagay
jacayl laygu raraye
xisa ima rogaalo
rooroori maaye
cidla uma ruclayn karo

damac ima rogaaaye
ruba si uma jooge
anoo guraya raarki
gabi maayo raako
noqon maayo laba ruux
anigoo runaan ahay

cidma raali galiye
waxaan la reema
raygayga gaarko
rabibaa i uunte
noqon maayo laba ruux
anigoo runaan ahay

Exit mobile version