VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rabbow - Lyrics

Cid u daa somaliland Kuwii soo curiyayee Naftooda ciida u huriyo Calankan hadhsan iyo Xornimo xornimo nagu caawiyoo 2× Cadaalad ha isku maamuleen Codkooda mid qudha ka yeel Cadaalad ha isku maamuleen Codkooda mid qudha ka yeel Cadaan iyo madawguba Ku caleemo saaree Dunida caanbaad ka tahay Raboow cududoodood adkee Cawiyo iyo cisigooda dhawr Aduunka caanbaad ka tahay Raboow cududoodood adkee Cawiyo iyo cisigooda dhawr Cariga soomaaliland Rabow cudurada fidiyo Abaaraha cirka gala Ka dhawr ka dhawr Caadil baa atahee 2× Cadaalad ha isku maamuleen Codkooda mid qudha ka yeel Cadaalad ha isku maamuleen Codkooda mid qudha ka yeel Cadaan iyo madawguba Ku caleemo saaree Dunida caanbaad ka tahay Raboow cududoodood adkee Cawiyo iyo cisigooda dhawr Dunida caanbaad ka tahay Raboow cududoodood adkee Cawiyo iyo cisigooda dhawr
Queue is empty
-- / --