VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rajaan - Lyrics

jacayl runaba ii helay naftana raranbuu ku shiday intuu sida rabdin i dagay ayuu laabtana rogrogay dadkana labadii is raba waayaha midba meel ka rida ragana inanban calmaday rafiiquna waa isaga ma riiqmin mana rawaxin walow aan maray rafaad hilaada ma raagsanoo rajaan ka qabaa waqtiga cishqi raxmadlaa i helay rooxaanbuu igu dul faray intuu rubada isku maray ayuu rabaasay bogayga nugul heeryadda samirkaan huwaday ruuxaan sugaaya igu qofbaan u riyaaqsanahay dookhaygu ka raali yahay
Queue is empty
-- / --