Walaalo is kaashanaaya
Wanaag iyo hurumar jecel
Waxey doonaan qabsada
Waxey doonaan qabsada

Aayaha wadankooda raba
Is weheshada baynu nahay
Aayaha wadankooda raba
Is weheshada baynu nahay

Wadani waxan ahay wadani
Wadani waxa tahay wadani
Aynu noqono wadani

Aloow laba talaba tii wacan
Raboow laba talaba tii wacan
Na waafaji aamiin
Ayaan nidhi aamiin

Waayeelkeeniyo barbaarta
Wadada saxa ee xaqaa
Aan wiiqminee nabad ku waarta
Aan wiiqminee nabad ku waarta

Wadeecana aanay helin
Sida wada jira loo ilaashoo
Wadeecana aanay helin
Sida wada jira loo ilaashoo

Wadani waxan ahay wadani
Wadani waxa tahay wadani
Aynu noqono wadani

Aloow laba talaba tii wacan
Raboow laba talaba tii wacan
Na waafaji aamiin
Ayaan nidhi aamiin

Exit mobile version