Heesta Afar iyo tobnaad - Lyrics
Afar iyo tobnaad iyo
Dayax soo aroor baxay
Markii aan ku eegaba
Abshirow ku moodaa
X2
Kuma arag aduunyada
Aynigaa mid kula mida
Bee hadaan uurka lagu
Sidin ubixii baxaayow
X2
Eedkaa timaadiyo amar
Eebe mooyee ifka adiga
Oo nool kaa ooli maayee
Arin maxan ka yeelaa
X2
Amin dhexe habeenkii
Anigoo hurdada galay
Iitimid ishaaradu inago
Aroosee x2
Markii aan ku waayana
Eri dhaban sidiisaan
Olol reemi lahaa ubaxii
Baxaayow x2
Eedkaa timaadiyo amar
Eebe mooyee ifka adiga
Oo nool kaa ooli maayee
Arin maxan ka yeelaa
X2